Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Weerar Lagu Hoobtay oo Xalay Ka Dhacay Dalka Kenya (Dhimashada oo Mareysa 50 Qof)

314 Views

k

Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in ugu yaraan 50 qof ay xalay ku dhinteen weerar ay koox hubeysan ka geysatay deegaanka Mpeketoni ee magaalada Lamu oo ka tirsan gobolka xeebta ee dalka Kenya, sida ay qoreen wargeysyada dalka.

Dad goob joogayaal ahaa ayaa sheegay in weerarka uu socday ku dhawaad afar saac.

Madaxa xiriirka ee wasaaradda arrimaha gudaha Kenya Mwenda Njoka ayaa saakay warbaahinta u xaqiijiyay dhimashada 50 qof.

Taliyaha ciidanka booliska Kenya David Kimaiyo ayaa sheegay in kooxda weerarka geysatay ay gaarayeen 50 qof, kuwaasoo qaraxyo la eegtay, islamarkaana weeraray laba hotel, saldhig boolis, maqaayado, bangi iyo goobo kale.

Kimaiyo ayaa xusay in kooxda ay deegaanka Mpeketoni ee magaalada Lamu ku tageen bas iyagoo iska dhigaya dad rakaab ah, ilaa iyo haddana aanan jirin cid loo xiray dhacdada.

Wuxuu tilmaamay inay wadaan baaritaan ay ku ogaanayaan in kooxda weerarka geysatay ay ka tirsantahay Alshabaab, militariga Kenya ayaana gaaray goobta.

Taliyaha ciidanka booliska Kenya David Kimaiyo ayaa carabaabay in dhimashadu ay intaas ka badnaan karto.

Dowladda Britan ayaa jimcihii xirtay qunsuliyadda ay ku laheyd magaalo xeebeedka Mombasa, iyadoo ka baqeysa weerarro argagixiso.(xgs-Isha)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">