Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ku baaqay in dib loogu laabto doorashadii 8 Kursi.

24 Views

 

axmed-cali-dahir-170x114

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Dahir ayaa taageeray go’aankii bishii May ay gaartay Maxakamdda sare ee dalka, kaasoo ahaa in dib loogu laabto doorashada 8 kursi oo ka mid ahaa kuraastii lagu muransanaa ee ay horay u laaleen Guddigii xalinta khilaafaadka.

Axmed Cali Dahir ayaa sheegay inay muhiim tahay in la dhaqan geliyo go’aanka Maxkamadda sare soo saartay, waxaana uu xusay in Guddoonka Baarlamaanka laga doonayo inay tixgeliyaan oo ay dhageystaan amarka Maxkamadda.

“Waxaan taageerayaa go’aanka Maxkamadda sare ka soo baxay, anaga ma doonayo inaan u kala safano Xildhibaanada, balse waxaa muhiim ah in laga shaqeeyo Cadaaladda, si xalaal ah dib doorasho loogu celiyo kuraasta aan saxneyn ee Baarlamaanka ku jira”ayuu yiri Xeer Ilaaliyaha Qaranka.

Maxkamadda sare ee dalka ayaa bishii May soo saartay go’aan ay ku amreyso in dib loogu laabto doorashada 8 kursi oo ka mid ahaa kuraastii 11 ahaa ee ay horay u laaleen Guddiga xalinta khilaafaadka, hase ahaatee markii dambe Madashii Hoggaanka Qaranka ay amreen in la fasaxo.

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">