Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Xildhibaankii lagu xiray Kismaayo oo la sii daayay, kuna dhawaaqay inuu is casilay.

382 Views

xildhiban-100x70

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xalay la sii daayay Xildhibaan Axmed Xasan Cabdi (Axmed Taajir) oo maalmo ka hor Baarlamaanka Jubblanad uu sheegay inuu xasaanadii ka qaaday

Axmed Taajir ayaa muddo shan cisho ku xirnaa xabsiga Kismaayo, kaasoo lagu eedeeyay inuu ku xadgudbay xeerarka u yaala Baarlamaanka Jubbaland, kaddib markii uu mooshin ka keenay Golaha Wasiirada Jubbaland.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu sii daayay Xildhibaanka xasaanada laga qaaday, iyadoo intii uu xabsiga ku jiray ay xaalado kacsanaan ka jireen magaalada Kismaayo.

Xildhibaan Axmed Taajir ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxaa uu ku shaaciyay inuu iska casilay xubnimadii Baarlamaanka, kaddib khilaaf, kala aragti duwnaaan soo noqnoqday iyo xariggii loo geystay, isagoo sheegay inuu u tanaasulay shacabka reer Jubbaland iyo horumarkooda

xildhiban-100x70

Maleeshiyaad ku heyb ahaa Xildhibaanka xirnaa ayaa maalmihii la soo dhaafay dhaq dhaqaaq ka waday qeybo ka mid ah magaalada Kismaayo, iyagoo ka gadoodsanaa xariga lagula kacay Xildhibaankooda.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya David Concar uu ka dalbaday Madaxweynaha Jubbaland inuu sii daayo, iyadoo Xldhibaankan uu heystay dhalashada Ingiriiska.

Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland ayaa todobaadkii hore mooshin ka dhana ah Golaha Wasiirada ka gudbiyay, waxaana jawaabta mooshinkaas ay noqotay in Xildhibaanadii waday loo hanjabo.

Maamulka Jubbaland oo uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa gacan bir ku haya magaalada Kismaayo, iyadoo aanay jirin cid ka hor imaan karta maamulkiisa shacab iyo Xildhibaan midna, waxaana xildhibaano horay uga hor-yimid maamulkiisa laga qaaday xasaanada, isla markaana laga musaafuriyay Kismaayo.(Jwhrn)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">